Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay Masuuliyiin katirsan Somaliland

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa kulan la qaatay masuuliyiin katirsan maamulka Soomaaliland ee doonaya in Soomaaliya ineeda kale ka go’aan. Kulanka ayaa ka dhacay Hotel kuyaala magaalada Nairobi, waxaana xubnaha Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir la kulmay kamid ah Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Feysal Cali … Continue reading Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay Masuuliyiin katirsan Somaliland